Arboco, Agoosto 12, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Dani iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Jabbuuti, ee caasimadda dalkaasi.
Waftiga la socdo madaxweynaha ayaa sidoo kale inoo xaqiijiyay in safarkaan madaxweynaha iyo waftigiisu uu qaadan doono maalmo kooban. Faahfaahinta ku saabsan safarkaan Madaxweyne Deni oo dhammeystiran dib ayaan idiin kala soo socodsiin doonnaa idinka Alle.
Mohamud DulyadeynMagaalada Djibouti.[email protected]