Isniin, November, 16, 2020 (HOL)- Kulan Maanta oo Isniin ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxa ay ku ansixiyeen Guddiga adeega garsoorka iyo sidoo kale u codeynta xubnaha Guddiga la dagaalanka musuq-maasuqa.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shirkan guddoominayay ayaa sidoo kale waxaa joogay ayaa soo xaadiray ilaa 140 Xildhibaan, kuwaasi oo xalay loo farriismo ku aadan kulankii dhacay.
Xildhibaannada ayaa ka doodday u codeynta xubnaha Guddiga adeega garsoorka iyo Sidoo kale u codeynta xubnaha Guddiga la dagaalanka musuq-maasuqa,
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online[email protected]