Hiiraan Online
1/20/2025
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Nov 2 , 2020
Safiirka China ee Soomaaliya oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya
Isniin, November, 02, 2020 (HOL) - Safiirka China ee Soomaaliya, ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, si uu ula qeybsado dabaaldega sanad guuradii 60aad ee aasaaskii xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.
Xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo China ayaa kasoo bilowday bishii Diseembar 14, sanadkii 1960, iyadoo Soomaaliya ay ku jirtay dalalka waqtigaas xiriirka wanaagsan la lahaa China.
Danjire Qin Jian ayaa tilmaamay iskaashiga labada dhinac inuugaadhay natiijooyin miro dhal ah.
Safiirka Shiinaha ayaa sheegay dowladdiisa in ay si togan ugu dhiirrigalinayso shirkadaha Shiinaha inay maalgashadaan Soomaaliya oo ay dhisaan aag ganacsi oo xor ah.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]