Isniin, November, 02, 2020 (HOL)- Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu taageeray go'aankii Guddoomiyaha Aqalka Sare ee soo magacaabista guddiga soo xulista Xildhibaannada Gobollada Waqooyi ee ka mid noqonaya Baarlamaanka Soomaaliya,Qoraalka ka soo baxay madasha ayaa lagu sheegay in looga baahan yahay dowladda Soomaaliya in ay ilaaliyaan xuquuqda xildhibaannada Gobollada Waqooyi soo xulista Guddiga Arintan ka shaqeynaya looga danbeeyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo ay ku tilmaameen in uu yahay mas'uulka ugu mudan dhinaca sharcigaAkhriso Qoraalka ka soo baxay madasha :
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online[email protected]