Sabti, November, 21, 2020 (HOL) - Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa dhankiisa soo magacaabay Siddeed xubnood oo ah guddiga doorashada xildhibaannada gobollada Waqooyi [ Soomaliland]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa hore Madaxweyne Farmaajo ugu eedeeyay in uu doonaayo in uu afduubto doorashada xildhibaanada ka soo jeedda gobolada Waqooyi, kaddib markii sida uu hadalka u dhigay dhagaha laga fureystay magacyada guddiyo dhowr ah oo uu u gudbiyay xukuumadda.
Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay Cabdi Xaanshi Cabdullaahi :
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online[email protected]