Khamiis, November, 05, 2020 (HOL)- Magaalada Muqdisho goor dhaw waxaa qarax lagula eegtay gaadiid uu la socday Wasiirka cusub ee Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax.Qaraxan oo gaar ahaan ka dhacay Aargada KM4 ayaa dhacay wax yar uun kaddib markii ay gudbeen gaadiidkii uu la socday Wasiirka lamana oga ilaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay Qaraxan.
Muqdisho inta badan waxaa ka dhaca qaraxyada lala eegto saraakiisha dowladda, waxaana mas'uuliyada qaraxyadan sheegta xarrakada Al-shabaab.
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online[email protected]