Axad, October, 25, 2020 (HOL)- Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay xubnaha maamulkiisa ku matalaya Guddiyada Doorashada heer Federaal.
Ugu danbeyntii Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa lagu waddaa in uu wareegto ku soo saaro Guddiyada heer Federaal.
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online[email protected]