Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay meel mariyay sharciga gaarka ah ee Jihaynta doorashooyinka heer federaal ee Baarlamaanku meel mariyay.
Xeerka waxaa ku jiray qoddob dhigaya in muddo laba sano gudahood ah in guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka inay ku qabtaan doorasho Qof iyo Cod ah.
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online[email protected]