Axad, April, 25, 2021 (HOL) - Wararka ka imanaya gobolka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe qarax miino lagu dilay guddoomiyihii deegaanka Leego oo lagu magacaabi jiray Xassan Gucdur
Ciidamada dowladda Siomaaliya ee gobolka Shabeellaha hoose oo isla xalay gaaray goobta ayaa bilaabay baaritaanno arintan la xiriira laakiin lama sheegin cid loo qabtay dilka guddoomiyaha.
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online[email protected]