Isniin, Feberaayo, 01, 2021 (HOL) - Golaha midowga musharixiinta ayaa war ka soo saaray shirka Dhuusamareeb iyo saxiixa madaxweynaha ee 13ka Kursi gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka sare.
Musharixiinta ayaa dalbaday in shirka laga qeybgaliyo dhamaanba saamileyda siyaasadda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin sida ay hadalka u dhigeen guddoomiyaha Aqalka sare, musharixiinta iyo bulshada rayidka.
Warka Midowga Musharixiinta
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online[email protected]