1/18/2025
Today from Hiiraan Online:  _





Opinion - Frikado

More Articles


Somali News Update -Sunday - November 24, 2024

Mogadishu (HOL) — The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has denied reports claiming its police component is involved in organizing elections in Jubbaland State.

Full Story

Wararka Maanta-Axad, November 24, 2024

Axad, November, 24, 2024 (HOL) - 28 qof oo ah muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa nolashooda ku waayay markii ay dooni ay la socdeen ay ku degtay xeebaha waqooyi-galbeed ee jasiiradda Madagaskar.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Saturday - November 23, 2024

Mogadishu (HOL) — Somalia's Lower House of Parliament approved electoral Law on Saturday, marking a significant step toward implementing one-person, one-vote elections nationwide.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, November 23, 2024

Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka Doorashooyinka dalka oo maanta ay marsiiyeen Akhrintiisi 3aad waxaana warbixintii ugu dambeeyay ee xeerkan uu maray mudanayaasha ka hor akhriyay Mahdi Guuleed oo ah Gudoomiyaha Guddiga Ku meel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka dalka.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - November 22, 2024

Mogadishu (HOL) — Somalia’s Federal Government has rejected the ongoing elections in Jubaland, accusing the region’s leadership of manipulating the process to maintain its grip on power. The leadership elections, held in the southern port city of Kismayo, saw Jubaland’s legislature re-elect close allies of President Ahmed Madobe, who is widely expected to retain his presidency in a vote scheduled for November 25.

Full Story

Wararka Maanta-Jimco, November 22, 2024

Jimco, October, 22, 2024 (HOL) - Odoyaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa warqad furan u diray Rt Hon David Lammy oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda, ee UK, waxayna uga hadleen walaaca ay ka qabaan waxay ugu yeereen eexda dowladda Ingiriiska ee arrimaha siyaasadda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Thursday - November 21, 2024

AMSTERDAM, Netherlands - Judges at the International Criminal Court have issued arrest warrants for Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and his former defense chief, as well as a Hamas leader, Ibrahim Al-Masri, for alleged war crimes and crimes against humanity.

Full Story

Wararka Maanta-Khamiis, November 21, 2024

Khamiis, October, 21, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Kismaayo lagu doortay Gudoonka Baarlamaanka Jubaland, waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Aqal ku matala Jubaland, xubno kamida Golaha Wasiirada, dhamaan Xildhibaanada Golaha Wakiilada, Odayaasha Dhaqanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 20, 2024

Arbaco, October, 20, 2024 (HOL) - Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya taageera ayaa walaac xooggan ka muujiyay khilaafka sii kordhaya ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Goboleedka Jubaland.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Wednesday - November 20, 2024

Hargeisa (HOL) — Somaliland President Muse Bihi Abdi congratulated President-elect Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro on his election victory, pledging to ensure a peaceful power transfer.

Full Story

Wararka Maanta-Talaado, November 19, 2024

Talaado, October, 19, 2024 (HOL) - Guddiga doorashada jubbaland ayaa shaaciyay liiska xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland oo ka kooban 75 xubnood, iyagoo isla galabta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Tuesday - November 19, 2024

The opposition leader in Somalia’s breakaway region of Somaliland won last week’s election, the electoral commission said Tuesday.

Full Story



2:38:50 AM
Contact: [email protected]