More Articles
Jimco, May 8, 2020 (HOL) - Beesha caalamka ayaa ka hadashay dhaqaale Soomaaliya loogu yaboohayo oo gaaraya 16 milyan oo doollar, lacagtaas oo qaar kamid ah loogu tala-galay la dagaallanka xanuunka COVID-19 sida uu sheegay danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto .
Warkii oo dhan
Khamiis, May 7, 2020 (HOL) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo xooggan oo ku aaddan sidii magaalada Beledweyne looga hortagi lahaa daadad uu kusoo rogo webiga shabeelle, taas oo saameysa shacabka kunool.
Arbaco, May 6, 2020 (HOL) - Xaafadda Islii oo ay Soomaalidu ka degto magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa waxaa lagusoo rogay Bandow soconaya muddo 15 maalin ah , sida uu sheegay wasiirka caafimaadka dalkaasi Mutahi Kagwe.
Talaado, May 5, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la xiriiray dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta ka dib diyaaraddii Kenya ee ku dhacday Soomaaliya.
Isniin, 4 May, 2020 (HOL) :- Garoonka diyaaradaha Magaalada Bardaale ee gobolka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka dhacay shil diyaaradeed sababay dhimashada lix qof oo saarnaa diyaaradda African Aiways oo sida la sheegay halkaasi gaarsiisay agab caafimaad
Axad, May 3, 2020 (HOL) - Injineer Soomaali ah ayaa soo saaray qalabka neefsashada , xilli ay kordhayaan dadka aan helin Mashiinka Neefta ee u dhimanaya fayruska COVID-19.