More Articles
Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Maleyshiyaad hubaysan oo u abaabulnaa hab beeleed ayaa weerar ku qaadday saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso, iyagoo isku dayay inay xoog kula baxaan hub ay dhawaan ay gacanta ku dhigeen ciidamada ammaanka Puntland.
Warkii oo dhan
Talaado, Maarso 25, 2025 (HOL) - Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, sagaal kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib weerar ay xalay kooxda Daacish kusoo qaadday deegaanka Xabley ee degmada Ufayn ee gobolka Bari.
Isniin, Maarso 24, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay inay Dowladda Soomaaliya ku garab taagan yihiin dagaalka ay kula jirto Kooxda Al shabaab, waxa uu ku ammaanay doorka Madaxweynaha uu ka ciyaarayo nabadeenta dalka.
Axad, Maarso 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Aqalka Villa Soomaaliya Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf oo safarkiiisi ugu horeeyay tan iyo markii la doortay ku yimid Soomaaliya.
Sabti, Maarso 22, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad maanta ka dhacay magaalada Garoowe, kaas oo dhexmaray laba ciidan sababayna dhimashada labo askari iyo dhaawaca 5 kale oo labada dhinac ah.
Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayay amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta.