4/2/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Maarso 2, 2025

Axad, Maarso 2, 2025 (HOL) - Nin Soomaali ah oo ku nool magaalada Minneapolis oo lagu eedeeyay inuu muujiyay taageero weerarkii gaari xamuul ee ka dhacay New Orleans, kaasoo ay ku dhinteen 14 qof, ayaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu ku biiro kooxda Daacish, sida ay ku dhawaaqeen dacwad-oogayaasha Maraykanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 1, 2025

Sabti, Maarso 1, 2025 (HOL) - Senator Cabdiweli Ibrahim Aden (Garyare) ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya uu maanta ka diiday senatarada inuu ka qabto mooshin ay ka keenin xariga Ilyaas Badal Gaboose oo kamid ah senatarada Aqalka sare oo ay sheegeen inuu u xiran yahay Maamulka Jubaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 28, 2025

Jimco, February 28, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha wasaarada arimaha Dibada Soomaaliya Cali Balcad oo Tvga Universal la hadlay ayaa sheegay in aaney marnaba miiska wadahadalada ee Soomaaliya iyo Itoobiya aaney saarneen bad iyo Deked la siinayo Itoobiya midnaba kaliya ay Dowladda Soomaaliya ogoshahay meel ay ganacsigeedi kala soo degto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 27, 2025

Khamiis, February 27, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali oo maanta Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ayaa soo gabagabeeyay Booqashadii oo qaadatay muddo afar saacadood ah oo uu kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud si loo xoojiyo xiriirka labada Dowladood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 26, 2025

Arbaco, February 26, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadam Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta waxa uu ka dhawaajiyay inay jirto mooshin ay lasoo wadaageen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya inkastoo uu tilmaamay in kooram la'aan ay suurtagali weyday in ajendaha lagu soo daro.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 25, 2025

Talaado, February 25, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal culus oo aroorninadii hore ee saakay ku dhexmaray nawaaxiga deegaanka Beera yabaal ee gobolka Hiiraan ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo kooxda Al-shabaab.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]