More Articles
Khamiis, January 9, 2024 (HOL) - Guddiga madax a banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaaca ka qaaday in wax ka yar todobaad gudahiisa kusoo saaro doonaan Jadwalka doorashooyinka dalka.
Warkii oo dhan
Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Howlgalka Africom ayaa shaaciyay in weerar dhinaca cirka ah oo ay codsatay dowladda Soomaaliya lagu dilay 10 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Talaado, January 7, 2025 (HOL) - Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Jubaland ayaa ku eedeeyay Dowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Madaxweynaha iyo kan Ra’iisul Wasaaraha waxa ay ku tilmaameen shirqoolo iyo abaabulada ay ka wadaan xuduuda dheer ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.
Isniin, January 6, 2025 (HOL) - Ku dhawaad 100 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa cambaareeyay go'aan Ganacsade Ajnabi ah loogu xiray dhoofinta Xoolaha.
Axad, January 5, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Raysal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa digniin culus ka soo saaray xaraashka dhulkii danta guud ee dowladda.
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyadoo ka duuleysa halbeegga ah Xaj qiimihiisu jaban yahay, adeegiisuna wacan yahay in ay Wasaaraddu u xilsaartey guddi khubarro ah inay daraasaad iyo qiimeyn kusoo sameeyeen sicirka adeegyada kala duwan ee xajka ee ay sanadkan ku xajjin doonaan Xujeyda Soomaaliyeed.