4/2/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 24, 2025

Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa bogaadiyay heshiiska nabadeed ee u dhexeeya dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya, isaga oo ku tilmaamay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday xasilloonida gobolka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 23, 2025

Axad, February 23, 2025 (HOL) - War martiyeed lagu saxiixay Magaalada Muqdisho oo dhowr qodob ka kooban ayaa laga soo saaray shir maagalada Muqdisho ku dhex maray labada taliye ee Militariga Soomaaliya iyo Itoobiya oo isku afgartay in wadahadal farsamo lagu qabto magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 22, 2025

Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa si weyn u dhaleeceeyay khubbadii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud qeybta uu kaga hadlay dagaalka Ciidamada Puntland ay kula jiraan Kooxda Daacish.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 21, 2025

Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu diiday kaalmada dowladda Fedaraalka ee lagu xoojinayo dagaalka ka dhanka ah Daacish.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 20, 2025

Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ay ku guuleysteen in ay iska caabiyaan weerar ay ururka Al-Shabaab ku soo qaadeen degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 19, 2025

Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si adag u dhaliilay Hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya xilli uu ka hadlayay furitaanka Shirweynaha Maalgashiga Jubbaland.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]