More Articles
Khamiis, Maarso 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu laabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa gaaray degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warkii oo dhan
Arbaco, Maarso 19, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya tiro hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray xarunta sida weyn loo ilaaliyo amaankeeda ee Xalane oo ku taala xeyndaabka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Ugu yaraan siddeed qof oo u badan shacab ayaa ku dhintay qarax maanta kolonyo uu la socday madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud lagula eegtay nawaaxiga isgoyska Ceel-gaabta ee Degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho.
Isniin, Maarso 17, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka mid ah Golahihiisa Wasiirada, iyadoo xubno cusub ku soo daray, waxaana Xukuumadda laga saaray laba wasiir oo muddo kamid ahaa Xukuumadda Dan Qaran.
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) -War kooban oo goor dhow lagu daabacay Boga Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone).
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in mudane ka tirsanaa golaha shacabka uu lumiyay xubinimadiisii Golaha, sidaasi daraadeedna looga baahanyahay hay’adaha ku shaqada leh in ay soo buuxiyaan kursiga lambarkiisu yahay Hop201.