More Articles
Sabti, October, 22, 2022 (HOL) - Daad xoogan ayaa kusoo rogmaday magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii Roobab lixaad leh ay caawa iyo galabtay ka da’deen Qardho iyo deegaannada ku teedhsan.
Warkii oo dhan
Jimco, October, 21, 2022 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay hannaanka toosinta iyo dhamaystirka heshiisyada wadaagga wax soo saarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline Exploration.
Khamiis, October, 20, 2022 (HOL) - Wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hay'adaha amniga ay la wadaagtay cabasho uga timid ganacsatada Soomaaliyeed, oo sheegay in xogta ganacsigooda lala wadaago kooxda Alshabaab.
Arbaco, October, 19, 2022 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xoogan ka dhacay bartamaha Buundada degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Talaado, October, 18, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykanka cunaqabeteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka ka taageera ururka Alshabaab.
Isniin, October, 17, 2022 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdiisu ay dagaal dhab ah kula jirto Al-shabaab ayna cunaqabatayn ku soo rogi doonto cid walba oo gacan saar la leh kooxda Al-shabaab.