More Articles
Arbaco, May, 4, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Talaado, May, 3, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay Maanta dhamaan Taliyeyaasha iyo Saraakiisha sare ee ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya.
Isniin, May, 2, 2022 (HOL) -Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay Puntland inay kala tagayso haddii aan lagu dhaqmin oo la tixgalin dastuurka lagu heshiiyay.
Axad, May, 1, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa daboolka ka qaaday oo sheegay inuu damacsanaa inuu iskusoo sharraxo xilka madaxweynaha Soomaaliya, balse wuxuu sheegay inuu damaciisa dib u dhigtay si dalka loo badbaadiyo oo doorasho uga dhacdo.
Sabti, April, 30, 2022 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumada Soomaaliya ayaa ku wargalisay shacabka Soomaaliyeed in maalinta beri ah la dhameytirayo 30-ka Bisha barakeysan ee Ramadaan.
Jimco, April, 29, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa barlamaanka labadiisa aqal ugu baaqay inay dalka ka badbaadiyeen soo laabashada doorasho dad ban, si buu yiri dalka looga badbaadiyo in cid gaar ah awoodda la siiyo.