More Articles
Talaado, September 22, 2020 (HOL) - Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadlay muhiimadda ay leedahay in la sii ambaqaado qodobbadii ka soo baxay Shirkii Muqdisho ee Wadatashiga Doorashooyinka iyo dhammeystirka Heshiiskii dhuusamareeb 3.
Warkii oo dhan
Isniin, September 21, 2020 (HOL) - Beesha caalamka ayaa sheegtay hanaanka doorasho ee lagu heshiiyay in uu ka hooseeyo yoolkii Soomaaliyeed ee muddada dheer lagu taamayay ee ahaa cod-bixin toos ah oo lagu soo doorto xubnaha baarlamaanka Soomaaliya.
Axad, September 20, 2020 (HOL) - Gabar yar oo da’deedu tahay shan sano jir aya lagu kufsaday magaalada Muqdisho sida uu sheegay Aabaheed Yuusuf Maxamed oo warbaahinta kula hadlay hoygiisa.
Sabti, September 19, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday Soomaalida ku nool gobolka Minnesota.
Jimco, September 18, 2020 (HOL) - Madasha xisbsiyada siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay natiijadii kasoo baxday wada hadalkii dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo ugu dambayn heshiis looga gaaray hannaanka doorashada soo socota.
Khamiis, September 17, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay raysal wasaare kadib muddo ku dhow labo billood oo dowlada federalka ku shaqeynaysay xukuumad kumeel gaar ah.