More Articles
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhintey halka inka badan 1 milyan oo kale ay saameeyeen roobab culus iyo fatahaadaha wabiyada tan iyo markii roobabkii Gu'ga ee bilihii Abriil iyo May ka bilowdeen Soomaaliya sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.
Warkii oo dhan
Khamiis, Juun 04, 2020 (HOL) - Maxkamadda Sare ee Mombasa ee dalka Kenya ayaa Khamiista maanta ah dhageysan doonta codsi ay gudbiyeen toddobo Kenyan ah oo ku xayiran Soomaaliya ka dib markii loo diiday inay galaan waddankooda.
Arbaco, June 3, 2020 (HOL) - Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa waxa uu sheegay in ay ku guuleysteen in guud ahaan isbaarooyinkii yaallay waddada dheer ee laamiga ah ee marta gudaha maamulkaasi ay qaadeen, waxa uuna intaa ku daray in dhalinyaradii u abaabulnaa hannaanka beelaha oo ay jidgooyooyinka yaalleen ay xareynayaan, tababar kadibna ay qeyb ka noqon doonaan ciidamada lagu aas-aasayo daraawiishta Galmudug.
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa waxa uu maanta ka badbaaday qorshe la doonayay in xilka looga qaado, kadib isbedal lagu sameynayay mas’uuliyiinta jagooyinka kala duwan ka haya xisbul xaakimka Jubilee.
Isniin, June 1, 2020 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay shatigii kala noqotay labo diyaaraddood oo ka diiwaan gashan dalka Kenya, kuwaas oo lagu eedeeyay inay shixnado Qaad ah geeyeen meelo kamid ah Soomaaliya.