More Articles
Axad, November, 26, 2023 (HOL) - Hoggaamiyaha guud ee ciidamada difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ahna madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada ay ka taliyaan kooxda Al-shabaab.
Warkii oo dhan
Sabti, November, 25, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa ka biyo diiday ku biirista Soomaaliya ee ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC).
Jimco, November, 24, 2023 (HOL) - Soomaaliya ayaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka Bulshada Bariga Afrika, kadib codeyn loo qaaday.
Khamiis, November, 23, 2023 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay labada aqal ee baarlanaanka Soomaaliya, in aysan qayb ka noqon wax ka baddelka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Arbaco, November, 22, 2023 (HOL) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka SODMA, ayaa safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ka gaddoontay deeq lacageed oo dhan $139,318.45, taasoo lagu taageerayo sidii gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadkii ku waxyeeloobay fatahaadda.
Talaado, November, 21, 2023 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Britain, Rishi Sunak, ayaa ku dhawaaqay 100 milyan oo gini, oo ah ku dhawaad 125 milyan oo dollar, oo loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya.