More Articles
Axad, Luulyo, 30, 2023 (HOL) - Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ayaa galabta tuulada Dari-maraa oo buurta u dhow ka dhacay.
Warkii oo dhan
Sabti, Luulyo, 29, 2023 (HOL) - Wasiirka gaashaanhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay, in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhawaan ka dhacay xerada Jaalle Siyaad ay dowladdu saraakiil badan u xirtay.
Jimco, Luulyo, 28, 2023 (HOL) - Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland ayaa ku dhaleeceeyay guddoonka Baarlamaanka Puntland go’aankii ay ku laaleen codsi ay beel gudbisay ee ku aaddana in la kordhiyo tirade Xildhibaannada Puntland.
Khamiis, Luulyo, 27, 2023 (HOL) - Dablay hubaysan oo dhawaan jabhad kaga dhawaaqay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa afduub u gaystay 8 qof oo laba kamid ahi saraakiil ciidan yihiin.
Arbaco, Luulyo, 26, 2023 (HOL) - Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowladda, kuwaas oo aan la shaacin magacyadooda, ayaa loo xiray weerarkii isniintii lagu qaaday xerada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo qof naftii hallige ah uu isku qarxiyay goob ciidamada lagu faylinayay oo gudaha xerada ah.
Talaado, Luulyo, 25, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Madoobe, ahna kusimaha madaxweynaha dalka, ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay dhacdadii shalay ka dhacday xerada ciidanka Jaalle Siyaad,