More Articles
Axad, Maarso, 12, 2023 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay diiwaan galin doorasho ka sameynayso deegaano katiran kuwa Galmudug.
Warkii oo dhan
Sabti, Maarso, 11, 2023 (HOL) - Cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Itoobiya oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka, ayaa ka degay magaalada Doolow ee gobolka Gedo.
Jimco, Maarso, 10, 2023 (HOL) - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aanada guddiga qaran ee ka hortagga Lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maalgelinta Argagixisada (NAMLC) kaas oo soo baxay 14-kii Febraayo 2023, islamarkaana khuseeyay Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo iney si degdeg ah u fuliyaan.
Khamiis, Maarso, 9, 2023 (HOL) -Xukuumadda dowlad degaanka Soomaalida oo goor dhawayd War saxaafadeed soo saartay ayay xukuumaddu kaga jawaabtay eedaymo dhinaca Soomaaliland uga yimid oo ku saabsanaa in Ciidamo katirsan dowlad degaanka Soomaalida ay qayb ka yihiin colaadda ka taagan Laascaanood.
Arbaco, Maarso, 8, 2023 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa saxiixay sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Sharciga Korontada Qaranka.
Talaado, Maarso, 7, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh oo wareysi siiyay telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada hadal uu la galo kooxda Alshabaab.