More Articles
Axad, Febraayo, 27, 2022 (HOL) - Hay'adaha ammaanka ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa albaabada isugu dhuftay Sahal Hotel oo ku yaal magaalada jigjiga, kaddib markii galinkii hore ee maanta ay xubno mucaarad ahi damceen in hotelka ay shir ku qabsadaan.
Warkii oo dhan
Sabti, Febraayo, 26, 2022 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ku soo rogayso xannibaado ka dhan ah fiisaha tiro ka mid ah mas'uuliyiinta Soomaaliyeed iyo shakhsiyaadka kale ee ku lugta leh dib u dhaca ku yimid doorashada.
Jimco, Febraayo, 25, 2022 (HOL) - Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa xalay habka fogaan aragga (ZOOM) ku yeeshay shir ay uga arrinsanayeen dhameystirka doorashada kuraasta dhimman ee Golaha Shacabka BFS, maadaama waqtigii horay loogu heshiiyey in lagu dhameystiro doorashooyinka ku eg yahay 25ka Feberaayo 2022.
Khamiis, Febraayo, 24, 2022 (HOL) - Mareykanka ayaa qaaday weerar dhanka cirka ah oo ka dhan ah Al-Shabaab, iyagoo ku difaacayay ciidamo dowladda federalka katirsan oo lagu weeraray sugnaa meel u dhow tuulada Dudubley ee gobolka Hiiraan.
Arbaco, Febraayo, 23, 2022 (HOL) - Guddiga xallinta khilaafaadka doorashada heer federal ayaa fasaxay 6 kursi oo uu ku jiro kursiga uu dhawaan ku guulaystay Fahad Daahir Axmed, la taliyaha amniga qaranka ee madaxweyne Farmaajo.
Talaado, Febraayo, 22, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee loosoo gaabiyo ATMIS, uu billaabanayo bisha abril ee sannadkan.