More Articles
Sabti, Feberaayo, 13, 2021 (HOL) - Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ICJ ayaa sheegtay in aan dib loo dhigidoonin dacwadda dhinaca badda ee ay Soomaaliya ka gudbisay Kenya, sida uu sheegay raysal wasaare ku xigeenka Mahdi Gulled.
Warkii oo dhan
Jimco, Feberaayo, 12, 2021 (HOL) Ilhan Omar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Kongareyska dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay xil sare, kaddib markii lagu dhawaaqay in ay noqoneyso guddoomiye ku xigeenka guddi hoosaadka awoodda u leh arrimaha Afrika iyo arimaha xuquuqul insaanka caalamka.
Khamiis, Feberaayo, 11, 2021 (HOL)-Dowladda Kenya ayaa iska fogeysay sheegashada dowladda Soomaaliya ee ah in sababta dowladda Kenya u dalbatay dib u dhiggista la xiriirto sharci ahaanshaha dowladda hadda jirta ee Soomaaliya.
Arbaco,, Feberaayo, 10, 2021 (HOL) - Wasiirka Wasaarradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur oo u warantay HOL ayaa sheegtay in cudurka Covid 19 uu dib uga soo cusboonaaday dalka Soomaaliya kaddib markii bilihii ugu danbeeyay cudurkani uu u muuqday mid dalka ka sii dhamaanaya.
Talaado, Feberaayo, 09, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir mar kale isugu yeeray madaxda dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir kaasoo ka furmaya 15ka bishan magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland.
Isniin,, Feberaayo, 08, 2021 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa ku boorrisay Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaanka qaran ee Soomaaliya inay hadda wax ka qabtaan jahwareerka siyaasadeed ee halista ku ah mustaqbalka Soomaaliya iyo in heshiis lala galo hoggaamiyeyaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Federaalka si loogu oggolaado qabashada doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha.