11/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 2, 2021

Sabti Janaayo, 02, 2021 (HOL) - War-Murtiyeedkii ayaa lagasoo saaray Madasha Aragti wadaagga Soomaalida ee Heritage, kaas oo ay ka qayb galeen Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxda Dowlad Goboleedyada, Qaar ka mid ah xubno la tirsan Midowga Musharraxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya, Xildhibaano, Siyaasiyiin hore iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 1, 2021

Jimco, Janaayo, 01, 2021 (HOL)-Waxaa fiidnimadii caawa magaalada Kismaayo qarax loogu xiray gaarigiisa lagu dilay xildhibaan khaliif Haashim oo ka tirsanaa Baarlamanka Dowlad Gobolleedka Jubbaland sida ay HOL u sheegeen dad ku sugan Kismaayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 31, 2020

Khamiis, December, 31, 2020 ( HOL) -Sanadkan sii dhamaanaya ee 2020 waxaa geeriyooday fannaaniin caan ka ahaa gayiga Soomaaliya iyo caalamka, qaarkood waxaa ay u dhinteen cudurka dunida faraha ba'an ku haya ee Coronavirus.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 30, 2020

Arbaco, December, 30. 2020 (HOL) - Wasiirka maaliyadda Soomaaliya. Dr, Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa sheegay in ay diyaariyeen nidaam maaliyaddeed oo ka hortagaya in ay cidi kaligeed ku tagrifasho hantida dowladda ee dadweynuhu leeyihiin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 29, 2020

Talaado, December, 29, 2020 (HOL) -Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa fadhi ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa waxaa ay ku ansixiyeen miisaaniyada dowladda ee sanadka 2021ka

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 28, 2020

Isniin, December, 28, 2020 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa fariin u diray siyaasiyiinta mucaaradka iyo musharixiinta ka biyo-diidan doorashada, isaga oo sheegay in xukuumadiisu diyaar u tahay qacinta cid kasta oo tabasho ka qabta doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 27, 2020

Axad, December, 27, 2020 (HOL) - Muddo xileedka dastuuriga ah ee baarlamanka Soomaaliya oo ahaa Afar sano ayaa ugu danbeyntii maanta ku soo dhamaaday oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27ka bishan December, sanadkan 2020ka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]