More Articles
Isniin, May, 27, 2024 (HOL) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay, Shabaabkii looga adkaaday dagaalladii ka dhacay degaanada Galmudug iyo Hirshabeelle, in ay isku arursadeen buuralada gobolka Bari ee Puntland.
Warkii oo dhan
Axad, May, 26, 2024 (HOL) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo kula talisay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Muqdisho inay muujiyaan taxadar dheeraad ah toddobaadka soo socda.
Sabti, May, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu cunaqabateyn ku soo rogay saddex hoggaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab, sida uu qabo qaraarka tirsigiisu yahay 2713.
Jimco, May, 24, 2024 (HOL) - Wakiilka Somaliland ee Kenya ayaa sheegay in gobolka Sool aanu Somaliland ka go'i dooni, waxa kale oo uu sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Somaliland uu horumar dhaqaale u horseedi doono gobolka.
Khamiis, May, 23, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale cunaqabateyn ku soo rogay hoggaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab.
Arbaco, May, 22, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay, in Puntland ay diyaar u tahay wada hadal iyo garnaqsi ku aaddan halka ay dowladnimada Soomaaliya u socoto, hase ahaatee waxaa uu sheegay in aan xoog la isku maquunin karin.