More Articles
Sabti, Juun, 8, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii aroornimadii hore ee saakay ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.
Warkii oo dhan
Jimco, Juun, 7, 2024 (HOL) - Wararka nagasoo gaaraya tuulada Buurawadal oo ku dhawaad 30km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Garowe, balse katirsan gobolka Sool, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto xiisad colaadeed oo u dhaxeysa ciidamo ka kala tirsan maamulka Puntland iyo kuwa SSC Khaatumo.
Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa loo doortay in ay ka mid noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo labo sano oo ka bilaabanaysa 2025-2026.
Arbaco, Juun, 5, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa cabasho weyn ka muujiyay ciidanka PSF, isagoo ku eedeeyay inay beegsi joogto ah ku hayaan ciidanka booliiska.
Talaado, Juun, 4, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ayaa ka wada hadli doona xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, iyadoo warbixin laga dhegaysan doono sii haya ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.
Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kasoo horjeesatay qorshaha ay dowladda Soomaaliya damacsan tahay ee ah in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS laga saaro dalka dhamaadka sannadkan 2024.