More Articles
Sabti, October, 12, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Golaha aqalka sare usoo gudbiyay qoraal ku saabsan inuu xubinimadii aqalka sare lumiyay raysal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac.
Warkii oo dhan
Jimco, October, 11, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa sheegtay in Masar ay u yaboohday in ay ciidamo nabad ilaalin ah geyso dalkeeda, si ay isaga kaashadaan amniga.
Khamiis, October, 10, 2024 (HOL) - Magaalada Asmara ee dalka Eritrea waxaa kulan ku yeeshay madaxweynayaasha Ereteriya, Masar, iyo Soomaaliya, halkaas oo saddexda madaxweyne ay wadatashiyo ballaaran uga yeesheen arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah.
Arbaco, October, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, isagoo halkaas ku tagay booqasho rasmi ah oo uu kula kulmi doona dhiggiisa dalkaas Isaias Afwerki.
Talaado, October, 8, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambayn bishaan October u qabatay Dowladda inay Itoobiya uga baxdo heshiiska muranka badan dhaliyay ee ay la gashay Somaliland.
Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Puntland ayaa soo dhoweysay in madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, isagoo isaga baxay shirkii wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho, kaas oo ku dhamaaday natiijo la'aan.