More Articles
Jimco, December, 15, 2023 (HOL) - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ku guulaysatay soocelinta xaqa ay Soomaaliya u leedahay iney hesho khayraadka meeraha dayax gacmeedka baahinta isgaarsiinta.
Warkii oo dhan
Khamiis, December, 14, 2023 (HOL) - Wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmaha soo socda ku laaban doona dalka Turkiga si uu u wajaho maxkamaynta shilkii dhimashada sababay ee uu ku galay magaalada Istanbul, sida uu sheegay wasiirka caddaaladda ee Turkiga Khamiista maanta.
Arbaco, December, 13, 2023 (HOL) - Sanduuqa dhaqaalaha Adduunka oo magaciisu loo soo gaabiyo IMF iyo Bangiga Adduunka qaybta IDA (oo bixiyo deyn aan dulsaar lahayn iyo gargaar horumarineedba) ayaa Soomaaliya u oggolaaday in laga cafiyo deymaha.
Talaado, December, 12, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka baarlamaanka, sida lagu caddeeyay wareegto goor dhowayd kasoo baxday aqalka madaxtooyada Puntland.
Isniin, December, 11, 2023 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga maamulka Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa shaaca ka qaaday iney u diyaar garoobeen dagaalka ka dhanka ah kooxda ee looga xureynayo deegaanada Jubbaland.
Sabti, December, 9, 2023 (HOL) - Turkiga ayaa ogaaday in wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka baxsaday dalka Turkiga ka hor inta aysan maxkamad Turki ah soo saarin xayiraad caalami ah oo dhan ah socdaalkiisa.