More Articles
Khamiis, April, 27, 2023 (HOL) - Hogaamiyayaasha waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa isku raacay in la sii wado dhimista ciidamada, iyadoo ku dhawaad 2,000 oo askari ay dalka ka baxayaan bishii June, ayna ku xigaan 3,000 oo kale.
Warkii oo dhan
Arbaco, April, 26, 2023 (HOL) - Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay qeyb ka mid ah muwaadiniintii ugu horeysay ee laga soo daad gureeyay dalka Suudaan.
Talaado, April, 25, 2023 (HOL) - Madaxdhaqameed kasoo kicitimay magaalada Muqdisho, oo u socda in ay dhexdhexaadiyaan xukuumada Somaliland iyo garaadada SSC ayaa yimid magaalada Hargaysa.
Isniin, April, 24, 2023 (HOL) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa habeenkii labaad magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgallo lagula dagaalamayo kooxaha maandooriyaha.
Axad, April, 23, 2023 (HOL) - Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Xasilinta iyo arrimaha rayidka goobaha laga xureeyay kooxda Al-shabaab Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaca ka qaaday qorshe ay la damacsan tahay kooxda Al-shabaab guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.
Sabti, April, 22, 2023 (HOL) - Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay inta u dhaxeeysa deegaanada Ugunji iyo Mubaarak oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.