More Articles
Jimco, April, 21, 2023 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay iney u daad gureysay dalka Itoobiya tiro ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee ku xayirna dalka Suudaan oo ay ka socdaan dagaalo qaraar.
Warkii oo dhan
Khamiis, April, 20, 2023 (HOL) - In ka badan 100 qof ayaa ku dhintay in ka badan 600 oo qofna waa ay ku dhaawacmeen dagaalada ka socda magaalada Laascaanood ee Sool.
Arbaco, April, 19, 2023 (HOL) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta sheegtay inay iibinayso 30 tan oo kalluun ah, kaas oo kalluumaysato ajnabi ah ay sifo sharci darro ah ugala soo baxeen badda Soomaaliya.
Talaado, April, 18, 2023 (HOL) - Saamaynta dhaqaale ee uu sababay dagaalka Laascaanood ayaa laga dareemaya Somaliland, xili loo diyaar garoobayo munaasibada ciida.
Isniin, April, 17, 2023 (HOL) - War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen beesha caalamka ayaa lagu sheegay in dhinacyada isku haya colaadda Laascaanood ay fulin waayeen ballanqaadkii xabbad joojinta iyo kala qaadida labada ciidan.
Axad, April, 16, 2023 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Mooto Bajaaj saakay ku qaraxday degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho.