4/1/2025
Today from Hiiraan Online:  _



Wararka Maanta

Talaado, Abriil 1, 2025






Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Maarso 31, 2025

Isniin, Maarso 31, 2025 (HOL) - Kooxda Al-Shabaab ayaa joojisay dhoollatuskii ay ciidan ahaan u sameyn jireen maalinta Ciidda, taasoo ay hore ugu muujin jireen awoodda ciidan iyo hubka ay haystaan. Wararka soo baxaya ayaa tilmaamaya in arrintan ay la xiriirto saamaynta duqeymaha isdaba joogga ah ee lala beegsanayo kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 30, 2025

Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gogol u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka aragtida duwan, isagoo ku booriyay in ay kaalin weyn ka qaataan dagaalka lagula jiro Alshbaab iyo dhismaha dowladnimo ku dhisan nidaamka Federaalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 29, 2025

Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqday in maalinta Berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal ee ciidul Fidriga, kadib markii aragtida bisha la xaqiijiyay, iyadoo dowladaha caalamka sidoo kale looga dhawaaqay in berri ay tahay Ciid.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 28, 2025

Jimco, Maarso 28, 2025 (HOL) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka si rasmi ah ugu magacaabay inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Ku Meel Gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 27, 2025

Khamiis, Maarso 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Turkiye Recep Tayyip Erdoğan, kulankaas oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Ankara.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 26, 2025

Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Maleyshiyaad hubaysan oo u abaabulnaa hab beeleed ayaa weerar ku qaadday saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso, iyagoo isku dayay inay xoog kula baxaan hub ay dhawaan ay gacanta ku dhigeen ciidamada ammaanka Puntland.

Warkii oo dhan


« previous1234567...299300next »

Contact: [email protected]